
Similar Posts

Mohmed Salah Interviews Farhia Yusuf, Female Traditional Peace Mediator in Garowe, Somalia.
Mohmed Salah Interviews Farhia Yusuf, Female Traditional Peace Mediator in Garowe, Somalia. – YouTube
![Aqoon is-weydaarsi ku saabsan dhiiragelinta waxbarashada E-Learning oo lagu qabtay Netherland [NEWS+VIDEO]](https://platformformedia.org/wp-content/uploads/2022/11/315243908_829329948299602_7029348265059492519_n-768x576.jpg)
Aqoon is-weydaarsi ku saabsan dhiiragelinta waxbarashada E-Learning oo lagu qabtay Netherland [NEWS+VIDEO]
Aqoon is-weydaarsigan oo loo qabtay qaar ka mid ah hormuudka mushtamaca Soomaalida NL ayaa ahaa mid lagu dhiiragelinayay waxbarasha loo yaqaan “E-Learning” Qaar ka mid ah waalidiintii kulanka ka soo qeybgalay ayaa la hor-dhigay su’aal ahayd faa’iidadda & khasaarada ay leedahay habka waxbarashada E-Learning, iyada oo ay siyaabo kala duwan ay kaga fal-celiyeen. “Muddadii Karoonaha…
![Hay’adda QM Soomaaliya & Jaamacadda Accord oo si wadajir ah u xusay Maalinta Xuquuqul Insaanka caalamiga [SAWIRRO]](https://platformformedia.org/wp-content/uploads/2022/12/1475a5a7-79f8-48ae-aa68-465ca7330ab1-768x512.jpeg)
Hay’adda QM Soomaaliya & Jaamacadda Accord oo si wadajir ah u xusay Maalinta Xuquuqul Insaanka caalamiga [SAWIRRO]
Munaasabad lagu maamusayay xuska maalinta caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha oo sannad walba bisha December dunidda laga xuso ayaa lagu qabtay xarunta Jaamacadda Accord ee Magaalada Muqdisho, iyada oo munaasabadaasi ay barbar socotay tababar lagu baranayay ilaalinta xuquuqda aadanaha. “Booliiska Soomaaliya kuma dhaqmo shuruucda dastuuriga ah ee tilmaamaysa habka iyo goorta uu isticmaali karo xabad….

Abdi-hooyo “Alleen maar liefde”
Abdi-hooyo “Alleen maar liefde” – YouTube

Prof. Florence Morris oo tababar ku saabsan waxtarka E-Learning u qabatay Soomaalida Holland
Prof. Abdulkadir Basheer & Prof. Florence Morris oo ka mid ah hormuudka Jaamacadda Accord ee fadhigeedu yahay Muqdisho ayaa kulan ay la yeesheen qaar ka tirsan jaaliyadaha Soomaalida ee ku dhaqan Netherland ku soo bandhigay fursadaha waxbarashada [E-Learning] ee ay bixiso Jaamacadda Accord faracyadeeda kala duwan. Kulankan oo ka dhacay Magaalada Hilversum, ayaa isugu jiray…

