Aqoon is-weydaarsi ku saabsan dhiiragelinta waxbarashada E-Learning oo lagu qabtay Netherland [NEWS+VIDEO]
Aqoon is-weydaarsigan oo loo qabtay qaar ka mid ah hormuudka mushtamaca Soomaalida NL ayaa ahaa mid lagu dhiiragelinayay waxbarasha loo yaqaan “E-Learning” Qaar ka mid ah waalidiintii kulanka ka soo qeybgalay ayaa la hor-dhigay su’aal ahayd faa’iidadda & khasaarada ay leedahay habka waxbarashada E-Learning, iyada oo ay siyaabo kala duwan ay kaga fal-celiyeen. “Muddadii Karoonaha…
