Hay’adda QM Soomaaliya & Jaamacadda Accord oo si wadajir ah u xusay Maalinta Xuquuqul Insaanka caalamiga [SAWIRRO]
Munaasabad lagu maamusayay xuska maalinta caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha oo sannad walba bisha December dunidda laga xuso ayaa lagu qabtay xarunta Jaamacadda Accord ee Magaalada Muqdisho, iyada oo munaasabadaasi ay barbar socotay tababar lagu baranayay ilaalinta xuquuqda aadanaha. “Booliiska Soomaaliya kuma dhaqmo shuruucda dastuuriga ah ee tilmaamaysa habka iyo goorta uu isticmaali karo xabad….
