Jaamacadda Accord oo lagu amaanay kaalinteeda waxbarashada casriga ah
Jaamacadda Accord faraceeda Muqdisho ayaa soo jiidatay indhaha ardayda ku dhaqan Muqdisho, iyada oo si weyn loo hadal hayo habka casriga ah ee wax looga barto Jaamacadda. Caasho-keyf Saciid Xassan oo ka tirsan ardayda wax ka barata Jaamacadda, ayaa sheegtay in Jaamacadda Accord u fududeeysay in ay waxbarashadii ay ku haysatay dalka Ingiriiska oo ay…
