C/qaadir Nuune “Dal kasta horumarkiisu wuxuu ku xiran yahay tayadda waxbarashada”
C/qaadir Cali Nuune oo Guddoomiye ku-xigeen ka ah dallad ay ku middeysan yihiin in ka badan 45 ururo Soomaaliyeed oo ka dhisan dalka Netherlands, ayaa wareysi uu siiyay taleefishinka Somali Nederland TV wuxuu ku sheegay in guddigooda ka shaqeynayaan sidii ay boorka uga jafi lahaayeen hagaajinta & middeynta xiriirka Soomaalida, isaga oo xusay in Soomaalida…
