Prof. Florence Morris oo tababar ku saabsan waxtarka E-Learning u qabatay Soomaalida Holland
Prof. Abdulkadir Basheer & Prof. Florence Morris oo ka mid ah hormuudka Jaamacadda Accord ee fadhigeedu yahay Muqdisho ayaa kulan ay la yeesheen qaar ka tirsan jaaliyadaha Soomaalida ee ku dhaqan Netherland ku soo bandhigay fursadaha waxbarashada [E-Learning] ee ay bixiso Jaamacadda Accord faracyadeeda kala duwan. Kulankan oo ka dhacay Magaalada Hilversum, ayaa isugu jiray…
